Afar Nin oo Walaalo ah oo hal goob ku dhintay iyo dad badan oo aad uga naxay

Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku waramaya in afar nin oo Walaalo ah ay ku dhaceen ceel biyood sidaasna mar qura kuwada geeriyoodeen. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in afartan nin ay ku dhaceen ceelka oo kuyaalay togga Faafan oo hoostaga magaalada Jigjiga xili halkaasi joogeen, waxaana ragan … Continue reading Afar Nin oo Walaalo ah oo hal goob ku dhintay iyo dad badan oo aad uga naxay